Maxaa ka jira in Mareykanku casuumay Madaxweyne Xassan Shiikh?

Mareykanka ayaa ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay la isla dhex marayay baraha bulshada oo ku saabsanaa in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud lagu marti qaaday booqasho uu ku tago Mareykanka. Qoraal lasoo dhigay bogga Twitter-ka ee Safaaradda uu Mareykanku ku leeyahay magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in wararkaas aysan yihiin kuwo la … Continue reading Maxaa ka jira in Mareykanku casuumay Madaxweyne Xassan Shiikh?